Saturday, August 2, 2025

Qaadkii ugu badnaa ee Doon lagu soo geliyo Muqdisho oo la qabtay, kadibna Dab la qabadsiiyey

Qaadkii ugu badnaa ayaa ciidamada dowladda ay ku qabteen duleedka magaalada Muqdisho, kaasoo Doon lagu soo geliyey dalka, isla markaasina lagu qabtay xeebta Ceelmacaan.

Doonta siday Qaadka ayaa ciidamada xooga dalka, qeybta 27aad ee ku qabteen Xeebta degaanka Ceel Macaan, iyadoo la sheegay in dadkii watay ay ka cararreen markii ay arkeen ciidamada dowladda.

Taliyaha Qeybta 27aad ee ciidamada xooga dalka Jeneraal Axmed Maxamed Maxamuud ayaa sheegay, in Qaadka la doonayey in qaab sharci darro ah algu soo geliyo magaalada Muqdisho, kadibna markii ay qabteen ay ku wareejiyeen Ciidamada booliska Soomaaliya.

Waxaa maxkamadda G/Banaadir ay xukntay in la gubo qaadkaasi oo ku jiray 9 jawaan, iyadoo Taliyaha hoggaanka Canshuuraha Booliska Jen Cabdullaahi Xasan Bariise uu ka digay inay hantidooda iska gelin Qaadka xilligan

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON