Qaar ka mida dalalka islaamka ayaa shaaciyay tirada xujeyda uga dhimatay shilkii ka dhacay magaalada Mina uu dhow Maka Almukarama shalay Khamiistii iyadoo dowlada Sacuudiga laga sugayo goor dhow inay shaaciso tirada saxda ah ee geerida iyo dalalkii ay ka kala yimaadeen:
Iiraan ayaa ilaa iyo hadda ugi badan dadka xujeyda ah ee geeriyooday, waxaana dalalka shaaciyay dadka xajka ugua dhintay ay kala yihiin:
Iiraan = 131
Masar = 14
India = 14
Pakistan = 7
Algeria = 3
Indonesia = 3
Maroko = 87
Turkiga 18 (La waayay)
Somalia 7
Tirada guud shilka Mina ku dhimatay ayaa ilaa hadda gaareysa 717 iyo dhaawac gaaraya863.
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-7″]