Sunday, July 13, 2025

Qaar ka mida dhaawacyadii Qarixii Soope ee ku sugnaa Turkiga oo laga sagootiyey Ankara [Sawirro]

Qaar ka mida dhaawacyadii Qarixii Soope ee loo qaaday dalka Turkiga ayaa laga soo sagootiyay dalkaasi, kadib markii ay bogsadeen oo lagula tacaalay isbitaalada Turkiga.

8 ka mid ahaa dhaawacyada culus ee qarixii Soope ayaa waxaa sagootintooda ka qeyb galay safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga Jaamac C/llaahi Maxamed (Ceydiid) iyo madax ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Turkiga.

Dhaawacyada ayaa lugahooda ku socday iyagoo ku faraxsan inay ka bogsoodeen dhaawacyadii kasoo gaaray qaraxa, waxaana la socda ehelkooda oo ku wehliyey intii ay joogeen Turkiga.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON