Friday, June 27, 2025

Qabashada Codsiyada Musharixiinta jagada Madaxweynaha Jubba oo la bilaabayo

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Jubba kulan ay magaalada Kismaayo ku yeesheen maanta waxay soo saareen qaabka doorashada iyo waqtiga ay bilaabayaan qabashada araajida musharixiinta doonaya inay xilka madaxweynaha isu sharxaan.

????????????????????????????????????
Guddiga Doorashada madaxweynaha Jubba oo shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo

Guddiga oo weli ku adkeysanaya in Doorashada Madaxweynaha Jubba ay dhici doonto 15-bishaan ayuaa shaaciyay in maalinta beri ah ee Jimcaha kuna beegan  7 Ogost ay bilaabayaan qabashada araajida musharixiinta  xilka Madaxweynaha Dowladda Jubba.

Xoghayaha Guddiga Doorashada Xuseen Xirsi Axmed ayaa saxaafadda u sheegay  in musharax kasta oo doonaya inuu arji u soo qorto  guddiga doorashada uu imaanayo xafiiskooda magaalada Kismaayo. Wuxuu kaloo sheegay in musharaxiinta aan joogin magaalada Kismaayo ay Guddiga kula xiriiri karaan qaab email ah.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON