Tuesday, July 1, 2025

Qalabka ka hortagga Coronavirus ee Somalia loogu deeqay oo lagu wareejiyey maamul Goboledyada (Sawirro)

Maamul Goboleedyada Jubbaland, K/Galbeed iyo G/Banaadir ayaa maanta lagu wareejiyey qeybta kasoo gaartay qalabkii caafimaad ee uu Soomaaliya ugu deeqay Ganacsadaha caanka ah ee dalka Shiinaha Jack Ma oo leh shirkadda Alibaba.

Wasaaaradda caafimaadka xukuumaada Soomaaliya ayaa maamul kasta, G/banaadir iyo Somaliland ku wareejisay qeybtii kasoo gaartay Qalabka oo isugu jira kuwa lagu baaro cudurka Coronavirus, weji-xirka, isku-joogga caafimaad ee dhaqaatiirta xirtaan iyo qalab kale oo lagula tacaalo cudurka COVID-19.

Maamul Goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa lagu wadaa in qeybtooda lagu wareejiyo maalinta Berri ah, iyadoo Hay’adda WFP ay ku deeqday inay qalabkaasi u daadgureyso xarumaha maamul Goboleedyada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON