Tuesday, June 24, 2025

Qaramada Midoobay oo xil cusub u magacawday Danjire Maxamed Cabdi Afey

Danjire Maxamed Cabdi Afey ayaa loo magacaabay xil cusub isagoo ku biiray Qaramada Midoobay una qaabilsanaan doona Soomaaliya.

Danjiraha oo hore u ahaa wakiilka urur goboleedka IGAD, waxaana hadda loo magacaabay  Wakiil gaara oo Hay’adda UNHCR u qaabilsan Qoxootiga Soomaaliya ee Xeryaha Dhadhaab.

Maxamed Cabdi Afey ayaa hadda ka gudbay urur goboleedka IGAD isagoo ku biiray Qaramada Midoobay, waxaana xilka cusub ee loo magacaabay  uu kala shaqeyn doonaa dib u celinta qaxootiga Soonaalida e ku sugan dalka Kenya oo muran ka taagan yahay.

Hay’adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR, Kenya iyo Soomaaliya ayaan weli xal ka gaarin qaabka dib u celinta  qaxootiga Soomaalida ee ku sugan dalka Kenya.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON