Wednesday, June 25, 2025

Qarax Gaari oo lagu dhaawacay Guddoomiye Jaamacadeed, magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax loogu xiray qof muwaadin ah ka dhacay maqribnimadii galabta.

Qaraxa ayaa ahaa mid gaaari lagu xiray, wuxuuna ka dhacay wadadda Taleex, degmada Hodon, ee Magaalada Muqdisho xilli uu gaariga lagu xiray guddoomiyaha Jaamacadda Horseed ee Magaalada Muqdisho C/kariin Sheekh Maxamed .

Dhaawaca Guddoomiyaha Jaamacadda ayaa lasheegay inuu yahay mid culus iyadoo qaarka danbe uu ka haleelay, Waxaana  loola cararay isbitaalka oo xaaladiisa lagula tacaalayo.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON