Qarax ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, goor dhoweyd oo caawa ah, iyadoo la maqlay rasaas xoog leh, aagga Madaxtadooyada ee Villa Somaliya, dhinac Godka Jilacow.
Wararkii ugu horeeya yaya asheegay ain la beegsaday Hotel Villa Rosa oo ku dhow Xabsiga Godka Jilacow, iyadoo qaraxa kadib ay dhacday rasaas ay ridayeen Ciidanka Dowladda.
Hotelka waxa adean mas’uuliyiin badan oo ka tirsan xukuumadda iyo dowladda Federaalka, waxaana ku dhow Guri uu degan yahay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha diinta Mukhtaar Roobow Cali, iyadoo faahfaahintu ay hadda uun soo baxeyso.
Halkan ka akhriso Wararkii ugu danbeeyay
