Wednesday, July 16, 2025

Qarax ka dhacay xaafadda Seybiyaano ee magaalada Muqdisho

Wararaka laga helayo magaalada ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay xaafadda Seybiyaano degmada Hodon ee magaalada Muqdisho .

Qaraxa ayaa la sheegaya in loo adeegsaday gaari qarax laga soo buuxiyay. Waxaa qaraxa laga maqlay degmooyinka gobolka banaadir.
Qasaaraha qaraxani geystay ayaa isugu jira dhimasho iyo dhaawac. waxaana goobta qaruxu uu ka dhacay gaaray ciidamada Dowladda oo baaritaan la wada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON