Saturday, July 5, 2025

QARAX IS-MIIDAAMIN AH OO KA DHACAY MAGAALADA MUQDISHO

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Nin watay Mooto Bajaaj uu isku Qarxiyay Maqaayad ku taalla isgoyska Cali-kamiin ee Degmada Wardhiigley,  Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa sababay Dhimasho iyo Dhaawac, waxaana la sheegay in dadka ku dhintay ay ka badan yihiin 2 qof, halka dhowr kale ku dhaawacmeen.

Dhaawacyada ka dhashay qaraxa ayaa gaaraya 13 qof oo 8 kamida ay askari yihiin, iyo Shan Qof oo rayid ah, Labo ka midana ay ahaayeen haween.

Dhaawacyada ayaa loola cararay isbitaalada Muqdisho, waxaana goobta tegay ciidamada ammaanka gobalka Banaadir oo xiray goobta qaraxa ka dhacay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON