Thursday, June 26, 2025

Qarax xoog leh oo ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahinta qasaaraha ka dhashay

Qarax xoog leh ayaa maqrinbnimadii caawa  ka dhacay isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxaasi laga wada maqlay magaalada, waxayna wararku sheegayaan inuu qaraxa ka dhashay gaari waxyaalaha qarxa laga soo buuxiyay oo meesha la dhigay.

breaking-news2

Ilaa hadda waxaa qasaaraha lagu sheegay 4 dhimasho ah iyo dhaawac 5 ka badan, waxayna goobtu ahayd meel shaah lagu iibiyo  oo dad rayid ahi u badan yihiin.

Gaariga qarxay ayaa la sheegay inuu muddo badan halkaasi yaalay. Xaalada goobta ayaa cakiran iyadoo qasaaraha sii badan karo. Qaraxa kadib waxaa goobta gaaray ciidamada dowladda iyo waxaana la daadgureeyay dadkii dhaawacmay.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON