Sunday, July 13, 2025

Qasaare ka dhashay Dab qabsaday Suuq ku yaalla magaalada Muqdisho [Sawirro]

Waxaa xalay saq dhexe Dab qabsaday Suuqa weyn ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho, isagoo geystay qasaare kala duwan, inkastoo markii danbe lagu guuleystay in la damiyo.

Dabka ayaa burburiyey qeybta  Qandallada iyo qeybaha kale ee ku dhowaa ee Suuqaasi, waxaana gurmad halkaasi u tegay Gaadidka Dab-damiska oo muddo la tacaalayey daminta dabka oo ahaa mid xoog leh.

Taliyaha Saldhig Galbeed ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Maxamed Daahir ayaa  sheegay inay baaritaan ku sameyn doonaan, waxyaabihii keenay dablaasSuuqyadda Muqdisho, islamaraana la xisaabtami doonaan Shirkaddaha Korontada.

Waa dabkii saddexaad ee bisghan gudaheeda ka qabsaday suuqyada Muqdisho iyo agagaarkeeda, waxaana hore u gubtay suuqyada Bakaaraha iyo Afgooye, iyadoo aan si rasmi ah loo sheegin sababaha dhalisay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON