Qeylo dhaan ka soo yeertay 400 dhalinyaro Soomaaliyeed oo laga masaafurinayo Mareykanka (Dhageyso)

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka badan 400 qof oo ku jira xabsiyada dalka Mareykanka ayaa eedeyn u jeediyay safiirka iyo safaaradda Soomaalida ee dalka Mareykanka.

Wareysi lala yeeshay mid kamida dhalinyaradaasi ayuu ku sheegay in safaaradda Soomaalida ay gacan weyn ku leedahay dib u celintooda, isagoo faafhaahin ka bixiyay xaaladda ay ku sugan yihiin

Dhalinyaradan ayaa intooda badan u xiran arrimo la xiriira habka ay ku soo galeen dalka iyo sharciyo loo diiday iyo qaar dembiyo galay oo maxkamadu xukuntay.

DHAGEYSO WAREYSIGA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON