Sunday, July 13, 2025

Qorshaha maamul u sameynta gobollada Hiiran iyo Shabeelaha Dhexe oo la shaaciyay

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Odowaa ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabka loo marayo maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, isagoo ugu baaqay shacabka labada gobol inay isu tanaasulaan.

Qorshaha wasaaradda arrimaha gudaha ee maamul u sameynta labada gobol ayaa ah:

  • Shirku wuxuu furmayaa toddobaadka soo socda.
  • Odayaasha dhaqanka oo soo xulaya ergooyinka shirka
  • Baarlamaanka ayaa la dhisayaa
  • Waxaa loo mari doonaa qaabkii Galmudug loo dhisay.
  • Doorashadu waxay u dhici doontaa si furan iyo sanduuq dhalo ah

Wasiirka ayaa sheegay in in labada gobol ay yihiin gobolada haray dhismaha maamulada federaalka, isagoo xusay in labada Gobol ay muhiim u yihiin dhameystirka federaaleynta sida uu hadalka u dhigay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON