Tuesday, June 24, 2025

Qosol iyo qaraaxo ka dhashay Xasan Sheekh oo khalday magaca madaxweynaha Masar

Sida ay qoreen warbaahinta Masar waxaa saacadihii ugu danbeeyay wax lagu qoslo oo lagu jeesjeeso laga dhigtay khalad uu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud galay mar uu khudbad ka jeediyay shirka dhaqaalaha Masar ee magaalada Sharmasheekh isagoo magaca madaxweynaha Masar ee Cabdifataax Alsiisii ku bedelay Cabdicasiis Alsiisii.

xasan

Dadka Masar ee baraha xiriirka Bulshada wax ku qora ayaa khaladkan yar aad u sharxay kana bixiyay faallooyin badan iyadoo qaarkood ay qoreen “U sheega madaxweynaha Soomaaliya in magaca madaxweynuhu yahay Cabdifataax” iyo kuwo kale oo hadalo kasii qaraar u jeediyay madaxweynaha Soomaaliya.

[ad name=”HTML-3″]

Ka qeybgalka shirka Dhaqaalaha Masar ee loogu magac daray “MUSTAQBALKA MASAR” ayay su’aalo badan ka jireen, waxayna Goobjooge.com ka qortay qormada hoos ku qoray

Muxuu Madaxweynaha Soomaaliya ka doonay Shirka Dhaqaalaha Sharma-sheekh (Su’aalaha socdaalka Madaxweynaha) 

Goobjooge.com

[ad name=”HTML”]

[ad name=”HTML-5″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON