Thursday, June 26, 2025

Quraan la qoray xilligii Nebiga SCW oo laga helay Britian (Sawirro Qoraalo Mucjiso ah)

Qoraalka Quraanka
Qoraalkii ugu da’da weynaa ee Quraanka oo Birmingham laga helay

Qoraal Quraan oo ah kan “ugu da’da weyn” inta la ogyahay ayaa laga helay maktabad ku taalla magaalada Birmingham ee Britain.

Baaritaan lagu sameeyay Qoraankan oo lagu qorey maqaar dushii ayaa lagu ogaaday in la qorey 1370 sano ka hor.

Koran-old

Qoraalkan ayaa maktabadda Birmingham la keenay 1920-kii, iyadoo tan iyo xilligaasi aan la ogaan waxa uu ahaa.

Prof David Thomas oo ku takhasusay arrimha diimaha Islaamka iyo Masiixiga ayaa sheegay in qoraalkan uu qorey qof la kulmay Nabi Maxamad (CSW).

Koran fragments

Quraankan waxaa uu ku qoran yahay farta Xijaaziga ee afka Carabiga, oo ah sida Carabiga loo qori jiray xilligii Nabiga (SCW) iyo saxaabada.

Bulshada Muslinka ee deggan magaalada Birmingham ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin arrintan.

Extract from the manuscript

Extract from manuscript

Source: BBC

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON