Friday, June 27, 2025

Ra’iisal wasaaraha oo xil cusub u magacaabay xoghayihii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa lagu magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Cadaaladda, iyadoo xilkan loo dhiibay Dr. Ismaaciil Jimcaale Calasow oo dhowaan laga qaaday xilkii uu ka hayay wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka.

ismacil

Cumar C/rashiid ayaa muddooyinkan danbe ku mashquulsanaa magacaabid xilal kala duwan xili ay xiisad siyaasadeed ka  taagan tahay Mooshinka Madaxweynaha isagoo magacaabay ilaa shan agaasimeyaal iyo xilal kale.

Xilka cusub ee loo magacaabay Ismaaciil Jimcaale ayaa ka danbeeyay culeys weyn  oo Ra’iisal wasaaraha ay saareen Beesha uu ka soo jeedo xoghayaha markii xilkii hore wasaaradda arrimaha gudaha laga qaaday.

HOOS KA AKHRI WAREEGTADA RA’IISAL WASAARAHA

Wareegto-WC

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON