Saturday, July 5, 2025

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wasiiro ka socda Kenya iyo Itoobiya oo gaaray Kismaayo

Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya  Cumar C/rashiid Cali iyo madax ka tirsan dalalka IGAD ayaa tegay magaalada Kismaayo si ay uga qeyb galaan caleemo saarka madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe oo maanta ka dhaceysa halkaasi.

Ra’iisal wasaaraha iyo wafdigiisa waxaa garoonka ku soo dhoweeyay madaxweynaha Jubba iyo mas’uuliyiin kale. Sidoo kale waxaa Kismaayo gaaray wasiirada arrimaha dibadda dalalka Kenya iyo Itoobiya Amina Mohamed iyo Tedros Adhanom . iyuadoo ay ku qulqulayaan madax kala duwan oo ka tirsan maamulada Soomalida.

Magaalada ayaa amaankeeda si weyn loo adkeeyay iyadoo la filayo inuu sidoo kale tago madaxweyne Xasan Sheekh.

Munaasbadda caleemo saarak madaxweynaha Jubbaland ayaa si toos ah uga bilaabatay magaalada Kismaayo.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON