Wednesday, June 25, 2025

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay Howl-wadeenada Guddiga Madasha Qaranka (Liiska magacyada)

War Saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid oo hadda ku sugan dalka Imaaraadka Carabta
ayaa lagu Magacaabay Howl-wadeenada  Madasha Wadatashiga Qaran, iyadoo ay ka mid yihiin Shan Wasiir oo ka tirsan Golaha wasiiradda xukuumada Soomaaliya iyo min Hal Wasiir oo ka tirsan Maamul Govoleedyada Soomaaliya.

madaxdeena

Magacyada Guddiga Madasha wadatashiga Qaran waxay kala yihiin.

Cabdirahman Mohamed Xuseen: Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka

Cabdullahi Axmed Jama: Wasiirka Cadaaladda

Xussein Mohamud Sh. Xuseen: Wasiirka Dastuurka.

Mohamed Abdi Xayir Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya.

Sahra Cali Samatar: Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka.

Cabdirahman Sheekh Axmed: Wasiirka dhalinyarada iyo Sportiga: Puntland

Xuseen Yuusuf Iidow: Wasiirka Madaxtooyada: Galmudug

Maxaamed Cabdullahi Mursal: Wasiirka Madaxtooyada Koofur Galbeed.

Cabdi Cali Rage : Wasiir La Xulay, Jubbaland

Mohamed Kenynan, Xafiiska Madaxweynaha

Mohamed Omar Mohamud, Xafiiska Ra’isul Baarlamaanka

Harbi Ali Kullane, Xafiiska Ra’isul Wasaaraha.

Dhinaca kale waxaa isla Bayaanka waxaa lagu Magacaabay Guddi Farsamo oo ka kooban 9 Xubnood:

Cabdiqani Abdi Jama, Xafiiska Ra’isul Wasaaraha: Isku Duwaha

Seynab Xassan, Xafiska Madaxweynaha

Cabdukadir Yusuf Shiil, Xafiiska Ra’iisal Baarlamaanka

Axmed Abdirahman Hassan, Jubbaland.

Mohamed Hagi Nur (Madeer), Southwest.

Cabdishakur Mire Ali, Galmudug, Xubin.

Mohamud Mohamed Samater, Puntland .

La Taliye Farsamo, Qaramada Midoobey .

Latalite Farsamo, Qaramada Midoobey.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON