Wednesday, June 25, 2025

Ra’iisal wasaare Cumar C/ashiid oo ku laabtay Magaalada Muqdisho

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke oo muddo ka badan todobaad ku sugnaa magaalada Garowe, kuna guuleystay inuu Puntland ogoleysiiyo nidaamka 4.5 ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho.

Wafdiga Ra’iisal wasaaraha waxaa garoonka magaalada Garowe ku sagootiyay Madaxwaynaha Puntland iyo masuuliyiinta maamulkaasi.  Ra’iisal wasaare Sharmarke ayaa uga  u mahadceliyay Puntland heshiiskii ay qaateen iyadoo ilaalinaya Midnimadda umadda Soomaaliyeed.

Cumar C/rashiid ayaa wadahadallo aad u adag ku galay magaalada Garowe, waxaana markii danbe gacan siiyay wakiilada Beesha Caalamka iyo wasiirka arrimaha dibadda  Itoobiya Tedros Adhanom oo heshiiska ka noqday damaanad qaade.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON