Sunday, July 13, 2025

Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo agaasime ku-xigeen cusub u magacaabay Xafiiskiisa (Waa kuma?)

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma”arke  oo sii wada magacaabidda xilal kala duwan sanadka ugu danbeeyay dowladda Federaalka ayaa mar kale magacaabay Agaasime ku xigeenka  Joogtada ah ee xafiiskiisa Ra’iisal Wasaaraha oo sidoo kale noqon doona  madaxa shaqaalaha xafiiska.

Xilkan ayuu Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid u magacaabay  Maxamed Yuusuf Aadan (Maxamed Kheyr) oo la sheegay inuu ka soo jeeda degaanada Jubba. Dhowaan ayuu Ra’iisal wasaaraha u magacaabay agaasimaha xafiiskiisa nin kasoo jeeda degaanada Puntland (Akhri warkan)

AKHRI WAREEGTADA LAGU MAGACAABAY

magacaabid

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON