Monday, July 14, 2025

Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo xil cusub u magacaabay Cabdi Jiinow Calasow

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxa uu Maareeyaha Guud ee Mashruuca Horumarinta Xeebaha iyo Kalluumeysiga Soomaaliya u magacaabay Eng. Cabdi Jiinow Calasow.

CABDI-JIINOW
Maareeyaha Guud ee Mashruuca Horumarinta Xeebaha iyo Kalluumeysiga Soomaaliya u magacaabay Eng. Cabdi Jiinow Calasow.

Cabdi Jiinow ayaa hore u ahaa guddoomiyihii Gobolka Sh/dhexe iyo maareeyihii Dekadda Muqdisho, waxaana lagu tilmaamaa nin awood badan oo hore ay isugu dhaceen madaxweyne Sheekh Shariif.

HOOS KA AKHRI WAREEGTADALAGU MAGACAABAY CABDI JIINOW

MAGACAABID-JIINOW

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON