Ra’iisal Wasaare Kheyre: “Inaan la safarno Shacabka waa qeyb ka mid Dowlad wanaagga..”

0

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda xarunta Q/Midoobay ayaa dad shacab ah la raacay diyaaradda Jubba Airways.

Arrintan oo keentay in dadweynihii la socday diyaaradda ay sawirro la galaan oo ay is wareystaan Ra’iisal wasaaraha ayuu qoraal uu soo diray ku sheegay inay taasi ka mid tahay dowlad wanaagga.

“Inaan la Safarno shacabka Soomaaliyeed, dhageysanana tallaayinkooda waa qeyb kamid ah dawlad wanaagga…” ayuu yiri Ra’iisal wasaare Kheyre sawirro diyaaradda dhexdeeda kula galay dadkii ku safrayay.

SAWIRRO

https://pbs.twimg.com/media/DKB5CgpX0AECggx.jpg

https://pbs.twimg.com/media/DKB5Cz4W0AAX9mG.jpg