Sunday, July 13, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Degmada Xudur kula hadlay Ciidamo lagu wareejiyey Dowladda Federaalka [Sawirro]

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ku sugan Xudur ayaa kormeeray ciidamada xoogga dalka ee qeybta ka qaatay xoreynta Xudur, Ciidamo ka tirsan Koonfur Galbeed iyo ciidamo tababar loo soo xiray oo la qarameynayo, looguna talogalay xoreynta degaannada Al-Shabaab uga sugan yihiin Gobolka Bakool.

Xasan Cali Khayre oo ay la socdaan wasiirka difaaca dalka iyo madaxweynaha koonfur Galbeed oo ciidanka kula hadlay garoonka kubbada Cagta Dr. Waarebi ayaa sheegay in dhammaan ciidamada la qarameynayo, la qalabeynayo, xuquuqdoodana ay dowladdu bixineyso si ay  Shabaab uga saaraan degaanada  Tiyeglow iyo Rab-dhuurre.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Guddiga diiwaangelinta ciidamada ay ee dhowaan tehi doonaan magaalada Xudur si ay u diiwaangeliyaan ciidamada halkaasi ku sugan ee la qarameynayo., iyadoo kadib loo dhammeystiri doono xuquuqdooda ciidan.

Image may contain: 2 people, sky and outdoor
Image may contain: 1 person, cloud, sky, outdoor and nature
Image may contain: 6 people, crowd, sky and outdoor
Image may contain: 2 people, outdoor
Image may contain: 1 person, outdoor


NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON