Wednesday, July 2, 2025

Ra’iisal wasaare Kheyre oo safar kale ugu dhoofay Dalka Qatar & Duqa Muqdisho oo ka mida wafdigiisa

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar kale maanta ugu dhoofay magaalada Dooxa ee dalka Qatar.

Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa la sheegay inuu magaalada Doha uga qeyb gelayo Shirka Madasha Doha oo lagu casuumo madax ka tirsan caalamka, Shirka Madasha Doha ayaa sanadkan looga hadlayaa arrimaha amniga, teknoolojiyadda, dhaqanka iyo ganacsiga, isagoo socon doona maalmaha 14-15 Disembar 2019.

Waxaa Wafdiga Ra’iisal wasaaraha ka mida Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, wasiirka arrimaha Dastuurka iyo mas’uuliyiin kale.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON