Friday, June 27, 2025

DEGDEG: Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Ciraaq oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Ciraaq Iyaad Calawi, aha madaxweyne ku xigeenka dalkaasi oo ka mida madaxda xisbiyada caanka ah ee dalka Ciraaq ayaa goor dhoweyd ku yimid magaalada Muqdisho.

Socdaalka Iyaad Calawi ayaa la sheegay inuu ku saabsan yahay wadahadal uu la yeelanayo madaxda Soomaalida, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, wasiiro iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda Soomaliya.

Iyaad Calawi ayaa la sheegay inuu yahay siyaasi galaangal ku leh Soomaaliya oo isku xira dalalka Khaliijka iyo Soomaaliya, waxaana uu ku deeqay isbitaal uu ka sameynayo degaanka Jaziira.

Fahfaahinta la soco…

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON