Wednesday, July 23, 2025

RW Maxmed Xuseen Rooble oo dalka ka dhoofay iyo faahfaahinta socdaalkiisa

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka magaalada Muqdisho.

Rooble ayaa ku wajahan dalka Sacuudiga, waxaana xafiiska Ra’iisal wasaaraha uu sheegay inuu cumro maalmo kooban ah u tegayo Sacuudiga, isagoo degdeg ugu soo laaban doona magaalada Muqdisho.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Maxamed Xuseen Rooble oo xaalad adag ka heysato gudaha dalka uu kulan la yeelan doono madax ka tirsan Boqortooyada Sacuudiga.

Diyaarad gaara oo ay boqortooyada Sacuudiga u soo dirtay ayaa ka qaaday magaalada Muqdisho R’iisal wasaare Rooble oo ay wehliyaan qaar ka mida wasiiradiisa ugu dhow.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON