Friday, July 4, 2025

RW Rooble oo Shaqadii ka eryay 7 ka mida Guddiga Xalinta Khilaafaadka iyo Eedaha lagu helay (War-Culus)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda XilgaariintaMaxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka kadib markii  ay lumiyeen madaxbanaanidii guddinimo.

Xubnaha xilka laga qaaday ayaa lagu eedeeyay in ay ku milmeen siyaasadda  isla-markaana ay baal mareen xeerka anshaxa doorashada.

Xubnahaan cusub ee xilka laga qaaday ayaa ka kooban 7 xubnoodoo kala ah:

1. Xuseen Laki Maxamed Maxamuud
2. Axmed Saciid Samatar
3. Maxamed Faarax Xersi
4 Nimco Axmed Cabdi
5. Cali Maxamuud Faarax (Seeko)
6. Cabdiramaan Maxamed Cali
7 Maxamed Ciise Heybe.

Qodobka 2aad

Waxaa la magaacaabay xubnaha magacyadoodu hoos ku qoran yihiin in ay ka
mid noqdaan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka iyagoo beddelaya
xubnaha kore ee xil ka qaadista lagu sameeyay

1 Ismail Maxamed Axmed
2 Fardowsa Mataan Buulle
3 Ayaanle Axmed Cabdulle
4 Bashiir Axmed Yusuf
5 Xasan Axmed Dhicisow
6 Axmed Barre Maxamed
7 Maxamed Cawil Warsame

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON