Thursday, June 26, 2025

Safiirada cusub ee Somaliya u dirtay Pakisan oo sida Boqorad loo soo dhoweeyay [SAWIRRO CAJIIB AH]

Safiirada cusub ee Soomaaliya u fadhin doonta dalka Pakistan Khadiija Maxamed Al-makhsuumi

ayaa si la yaab leh loogu soo dhoweeyay qasriga madaxtooyada dalkaasi, iyadoo lebisneyd dharka Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalida.

Madaxweynaha Pakistan Ma’mun Xuseen ayaa warqadihii aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirada Khadiija Maxamed Al-makhsuumi oo horay u ahayd danjiraha Somalia ee dalka Ciraaq loona bedelay dalka Paksitan.

Safiiradda ayaa Qaabilaaddeeda si wanaagsan loo maamuusay, iyadoo loo garaacay Astaanta Qaran ee Somalia, isla markaana cutubyo ciidanka dalka Pakistan ka tirsan ka qaadatay salaan-sharaf.

Khadiija Maxameed Al-makhsuumi, ayaa safiir kasoo noqotay Dalka Ciraaq iyadoo ahayd Safiiraddii ugu horreysay ee Soomaaliya u soo Magacawday dalka Ciraaq tan iyo burburkii Somalia. Waana xaas u dhaxda madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

DAAWO SAWIRADA

Khadiija

Khadiija1

Khadiija2

khadiijo

Khadiijo1

khadiijo2

khadiijo3

khadiijo4

GOOBJOOG.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON