Tuesday, June 24, 2025

Safiirka cusub ee Soomaaliya oo waraaqihiisa u gudbiyay Madaxweynaha Kenya

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa maanta warqadihiisa aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Somalia ay u magacowday dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan.

jamal1

Safiirka cusub ee Somalia dalka Kenya Jamaal Maxamed Hassan ayaa xafiiska madaxtooyada Kenya tegay isaga oo xiran dharka Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalida, waxaana laga guddoomay waraaqihiisa aqoonsiga oo Madaxweynaha Kenya uu kusoo dhoweeyya xafiiskiisa.
Sawirrada safiirka ayaa muujinaya isaga oo xiran Dharka Hidaha iyo Dhaqankaoo si weyn u soo jiitay dadka ahna xaalad aan hore loogu arag safiirada Soomaalida.
Safiirka cusub oo 4 bilood magacaaban ayaa hadda ay u suuragashay inuu si rasmi ah xilka ula wareegto iyadoo dowladda Kenya ay iyaduna safiir cusub u soo magcawday Soomaaliya.
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON