Monday, June 23, 2025

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo tababar loogu qaaday Dibadda

Hay’adaha socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa tababar dibadeed u qaaday saraakiil ka tirsan Hay’addaasi oo gaaray lix sarkaal, kuwaasoo maanta u duulay magaalada Moshi ee dalka Tanzania.

Tababarkan oo socon doona 26 February ilaa 2 March 2018 ayaa lagu baran doona hubinta dukumintiyada been abuurka ah iyo kala saarida dadka wata basaboorada isku ekaanshaha ah (Imposter).

Ku xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sodalka  Ibrahim Xuseen oo sii sagootiyay saraakiishan ayaa waxa uu kula dardaarmay in ay si wanagsan u soo bartaan tababarka loo diray oo ah mid muhiim ah oo looga hortagaayo in dad wata dukumintiyo sharci daro ah ay ka dhoofaan dalkeena.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON