Monday, July 14, 2025

Sarkaal ka tirsan NISA oo si Dirqi ah uga badbaaday Miino loogu xiray Gaarigiisa [Sawirro]

Sarkaal ka tiran ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa si dirqi ah uga badbaaday Miino loogu xiray gaari uu watay, Degmada Deyniile magaalada Muqdisho.

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Ismaaciil Daahir ayaa la sheegay inuu ka war helay Miinada ku xiran gaarigiiisa xilli uu saarnaa, kadibna ay u suuragashay inuu ka dego intii aysan ku qarxin.

Kooxda Miino baarista ayaa  gaartay goobta oo kala furtay miinadii, waxaana dhacday markii miinada la furay kadib inuu soo dhacay telefoonkii ku xirnaa oo loogu talogalay inuu qarxiyo. Waxay ahayd xaalad halis ah oo  sarkaalka bartilmaameedku ahaa si dirqi ah uga badbaaday.

SAWIRRADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON