Thursday, July 17, 2025

Sarkaal ka tirsanaa kooxda Alshabaab oo ka hadlay sababtii uu isu soo dhiibay [Dhageysoo]

Sarkaal ka tirsanaa kooxda Alsahbaab  ee isu dhiibay ciidamada dowladda ee Gobolka Baay ayaa ka hadlay sababtii ku dhalisay inuu is dhoobo.

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Xuseen Salaad Mukhtaar ayaa dalbaday in la cafiyo, wuxuuna sheegay inuu go’aansaday inuu Alshabaabka goosto kadib markii uu arkay in kooxda ay dadka shacabka si bareer ah u leyso.

Wuxuu sheegay inaan la kala sooceyn dadka oo la iska laayo, isla markaana wuxuu ugu baaqay kooxda saraakiisheeda iyo ciidamadeeda inay cafis weydiistaan dowladda Federaalka kana baxaan ururka Alsabaab.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON