Friday, June 27, 2025

SAWIRADII ugu danbeeyay nolosha Feeryahankii Maxamed Cali Kalaay oo la shaaciyay

Sawiradii ugu danbeeyay ee laga qaado Feeryahanka reer Mareykan ah ee muslimka ahaa Maxamed Cali Kalaay ayaa la shaaciyay markii gabar uu dhalay ay soo bandhigtay sawirkii ay ka qaaday intii aanu dhiman.

Gabadhan oo lagu magacaabo  Hana Cali ayaa barteefa Twitterka soo dhigtay muuqaalkii ugu danbeeyay ee ay ka qaado aabaheed daqiiqado oo ku beegneyd 22-kii May. Sawir kale ayay isla Hana u soo bandhigay oo laga qaaday Maxamed Cali Bishii Febraayo xilli uu sugayay  in loo geeyo macmacaan loo diyaariyay.

Maxamed Cali

Maxamed Cali2

kalaay
Sawirkan waxaa isa qaaday weriye Zeynoun oo u dashay Britian kaasoo sheegay inay yihiin sawiradii ugu danbeeyay Maxamed Cali Kalaay

 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON