Ururka Alshabaab ayaa soo bandhigay meydadka ciidamo uu sheegay inay ka tirsan ciidamada Itoobiya ee AMISOM ka mida, kuwaasoo dhowaan la sheegay in lagu laayay degaanka Jameeco ee gobolka Bay, dagaal muddo socday oo gaadmo ahaa, waxaana khasaaraha dagaalkaasi ka gaabsaday AMISOM.
Sawirada hoose waxaa ka muuqda muuqaalo meydad ka mid yihiin iyo qalab milateri oo qaar la qabsaday, qaarna la gubay.
Ad
[ad name=”HTML”]
[ad name=”HTML-1″]
- Advertisement -
[ad name=”HTML-6″]
Warar Xul ah