Monday, July 7, 2025

SAWIRO: Dhaawacyadii cuslaa ee qaraxyadii Hotel Central oo loo duuliyay Imaaraadka Carabta

Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta laga dhoofiyay  13- qof oo ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee  20-kii Febraayo ee bishii hore ka dhacay Hotelka Central ee Magaalada Muqdisho. Dhaawacyada ayaa loo duuliyay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta halkaa oo lagu soo daweynayo, deeq caafimaadna u fidiyay dowladda Soomaaliya. Wasiirka caafimaadka  Xaawo Xasan Maxamed oo warbaahinta kula hadashay garoonka ayaa sheegtay in dadkan oo qaba dhaawacyo culus loo qaaday Isbitaallo  kuyaala dalka Imaaraadka Carabta.

Wasiirka arrimaha dibadda C/salaam Hadliye Cumar ayaa sheegay in dalal kale oo caalamka oo ay codsiyo u dirsadeen loo qaaday qaar ka kale oo ka mid ah dhaawacyadii Hotel Central.

HOOS KA DAAWO DHAAWACYADA LA QAADAY MAANTA

 

 

 

wasiirada caafimaadka

[ad name=”HTML-2″]

dh1

dh2

dh3

[ad name=”HTML-3″]

dh4

dh5

dh6

[ad name=”HTML-4″]

dh7

dh8

dh9

dh10

[ad name=”HTML”]

[ad name=”HTML-5″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON