Wednesday, July 2, 2025

SAWIRO: Gurigii taliyaha Booliska Boorame oo la gubey iyo rabshado ka dhacay Magaalada

Rabshado xoogan  iyo qas a maanta ka dhacay Magaalada Boorame Gobolka Awdal ayaa keenay  in la gubo guriga taliyaha Booliska magaalada, waxayna arrintani ka dambeysay rabshado  daba socday markii shalay garoon kubadda Cagta ee  magaaladaasi lagu dilay wiil ka mid ahaa dadkii ciyaarta daawanayay rabshad ka dhacday ciyaarta dareed.

Eehaladii wiilka dhintay oo ka carooday dilka wiilkooda ayaa dalbaday in  si degdeg ah loo soo qabto ciddii ka dambeysay dilkiisa; basle dadweyne Careysan ayaa dab qabadsiiyey Guriga uu Magaalada Boorame ka degan yahay Taliyaha Booliska Magaalada Boorame Jeneraal Caraweelo.

DAAWO RABSHADAHA BOORAME KA SOCDA

12107062_787612674681158_1561601833120393001_n

12108801_787612728014486_3623380522085687674_n

12118929_787612698014489_3489231849336686316_n

12122847_787612788014480_3204619374168689571_n

12122847_787612768014482_1664864606468900506_n

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON