Saturday, June 28, 2025

SAWIRRO: Alshabaab oo soo bandhigTay ciidamo ka soo goostay Jubbaland [Ilaalo Wasiir oo ka mida]

Kooxda Alshabaab ayaa degmada Jilib kusoo bandhigtay Ciidamo ay ku sheegen in ay ka soo goosteen Maamulka Jubbaland.

Ciidamadan ayaa gaaraya  lix Askari oo ku lebisnaa tuutaha Milatariga Ciidanka Dowlada Federaalka. Alshabaab ayaa sheegtay in qaar ka mid ah ciidamada isu dhiibay ay ka mid ahaayeen ilaalada Wasiirka Arimaha gudaha Jubbaland, halka qaar kalena ay ahaayeen istaafka gudoomiyaha Magaalada Kismaayo Tima-jilac.

Ma jirto cid xaqiijisay arrintan iyadoo mas’uuliyiinta Jubbaland aanay ka hadlin arrintan.

DAAWO SAWIRRO

ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay1ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay2ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay3ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay4ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay5ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay6

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON