Saturday, July 5, 2025

SAWIRRO: Bannaanbax lagu taageerayo go’aankii Maxkamadda ICJ oo ka dhacay Muqdisho

Bannaanbax lagu taageerayo go’aankii ay shalay qaadatay Maxkamadda cadaaladda adduunka e ICJ ee ku saabsaneyd dacwada Badda Somalia iyo Kenya ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho.

Bannaanbaxa ayaa waxaa soo abaabulay maamulka Gobolka Banaadir, waxaana ka qeyb galay dadweyne isaga yimid degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo ay khudbado ka jeediyeen madax ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir.

Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka Maxamed Axmed Diiriye ayaa ka mid ahaa mas’uuliyiintii ka hadlay bannaanbaxa isagoo sheegay inay si weyn ugu faraxsan yihin go’aankii maxkamadda Cadaaladda Adduunka.

DAAWO SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON