WasiirkaGaashaandhigga dowladda Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ay wehliyaan xubno isugu jira xukuumadda Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ayaa maanta socdaal ku tegay Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.
Socdaalka oo xaalada degmadaasi ay ugu kuur galayeen hoos ka daawo muuqaladii laga soo qaaday oo muujinaya xaaladda dhabta ah ee socdaalkoodaL
Daawo sawirro
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-7″]