Wednesday, June 25, 2025

SAWIRRO: Faafhaahin ku saabsan Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho & Qofkii loogu xiray oo geeriyooday

Faahfaahin dheeraad  ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Galabta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ahaa miinada baabuurta loogu xiro dadka wata.

Qaraxa ayaa haleelay Gaari uu watay howlwadeen ka shaqeeya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaan ku dhaawacmay labadii qof ee la socday gaariga, iyadoo uu dab qabsaday gaariga oo xilligaasi maryey jid-yaraha Soobe.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in ninkii gaariga wada oo lagu magacaabo C/xaafid Yuusuf Ibraahim oo goor dhoweyd u dhintay dhaawacii soo gaaray ee ka dhashay qarixii gaarigiisa loogu xirey.

Image may contain: one or more people, people standing, fire and outdoor

C/xaafid Yuusuf Ibraahim oo goor dhoweyd u dhintay dhaawacii soo gaaray ee ka dhashay qarixii gaarigiisa loogu xirey Galabta

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON