Wednesday, July 16, 2025

SAWIRRO: Kooxda Daacish oo lagala wareegay gacan ku haynta magaalada taariikhiga ah ee Mosul

Ciidamada Ciraaq ayaa xaqiijiyay inay si buuxda ula wareegeen magaalada taariikhiga ah ee Mosul inay ka saareen kooxda minditiinta Daacish oo mudo sadax sano ah gacanta ku haayay magaaladaasi.

Xoogaga Daacish ayaa dagaallo adag kula galay ciidamada Ciraaq si ay u difaacdaan Mosul, hase ahaatee xulufada dagaalka Daacish ka dhanka ah ayaa duqeymo hawada ah ku burburiyay awoodii Daacish ee magaalada Mosul.

Ciidamada Ciraaq oo ay hawada ka taageerayaan diyaaradaha dagaalka ee xulafada Maraykanka ayaa tan iyo 17-kii Oktoobar ee sanadkii hore waxa ay isku dayayeen in ay qabsadaan Mosul.

Hoggaamiyha Daacish ayaa bishii Juun ee 2014 waxa uu Mosul kaga dhawaaqay “Khilaafo” uu sheegay in ay ka arimiso Ciraaq iyo Suuriya.

Haseyeeshee sagaalkii bilood ee lasoo dhaafay waxaa laga qabsanayay dhul ballaaran oo ka tirsan labadaasi dal.

Dagaalka ka dhanka ah ururkaasi ayaa waxaa ku lug leh Kurdiyiinta, Suniyiinta Carabta ah, maleeshiyaad Shiico ah oo dhammaantood garab ka helaya xulafada Maraykanka.

An Iraqi Federal Police member celebrates in the Old City of Mosul, Iraq July 8, 2017. REUTERS/Alaa Al-Marjani
Members of the Emergency Response Division wave Iraqi flags as they celebrate in the Old City of Mosul, Iraq July 8,2017. REUTERS/ Alaa Al-Marjani
Members of the Emergency Response Division celebrate in the Old City of Mosul, Iraq July 8,2017. REUTERS/ Alaa Al-Marjani
Members of the Emergency Response Division celebrate in the Old City of Mosul, Iraq July 8, 2017. REUTERS/Alaa Al-Marjani

Iraqi Federal police celebrate in the Old City of Mosul, Iraq July 8, 2017. REUTERS/Ahmed Saad
Members of the Emergency Response Division hold an Islamic State flag which they pulled down as they celebrate in the Old City of Mosul, Iraq July 8,2017. REUTERS/ Alaa Al-Marjani

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON