Sunday, July 13, 2025

SAWIRRO: La-heystayaal Burcadbadeed Soomaaliya ku heysatay oo la sii daayay

Burcad badeed Soomaaliyeed oo fadhigoodu yahay Gobolka Mudug ayaa sii deysay 26 la-heystaye oo Markab ay wateen la qabsaday muddo 4 sanadood ka badan.

La-heystayaasha la sii daayay oo ahaa 26 nin, una kala dhashay  Shiinaha, Filibiin, Indonesia, Taiwan, iyo Fietnam, ayaa maanta laga dhoofiyay garoonka diyaaradaha Gaalkacyo.

Koox ka shaqeysay sii deynta maxaabiistan ayaa baahisay sawirro ku saabsan xilligii la dhoofinayay garoonka iyadoo ku faraxsan sii deyntiisa.

hostage1hostage2hostage3

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON