Saturday, July 12, 2025

SAWIRRO: Madaxda Dowladda Somaliya oo ka qeyb gashay Janaasadii Wasiir Burci

Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Janaasada Marxuum Burci Maxamed Xamza oo ahaa wasiiru dowlihii xafiiska Ra’aysulwasaaraha arrimaha deegaanka oo ku geeriyooday weerarkii Alshabaab ku qaaday Hotelka Naasa hablood ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), Ra’iisal wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte, wasiiro iyo xildhibaano ayaa goobjoog ka ahaa Salaadii janaasaha oo lagula dukaday Masjidka Shuhaddaa ee Villa Soomaaliya.

Masuuliyiintii kaso qayb galay Jinaasada ayaa waxay u duceeyeen marxuumka, waxanay Alle ugu baryeen inuu jannadii fardowso ka waraabiyo, eheladii uu ka tegey iyo ummada Soomaaliyeedna ka siiyo samir iyo Iimaan.

DAAWO SAWIRRO

Burci9Burci5Burci4Burci2Burci1

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON