Monday, June 23, 2025

SAWIRRO: Madaxda Soomaaliya oo ka qeyb gashay aaska Gen. Samatar

Waxaa maanta aas Qaran loogu sameeyay xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya magaalada Muqdisho Marxuum Sareeye Guud Gen. Maxamed Cali Samatar oo isla maanta Meydkiisa laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Aaska Gen. Maxamed Cali Samatar waxaa ka qeyb galay dhammaan madaxda dalka sida: Madaxweynah, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Ra’iisul Wasaaraha, wasiiro iyo xildhibaano ay wehliyeen madaxweynayaasha Maamulada Jubbaland iyo Koonfur Gabeed Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Madaxda ayaa ka hadlay aaska Gen. Samatar  ayaa sheegay inuu Soomaaliya uga tegay taariikh weyn oo lagu xusuusan doono.

Ad

DAAWO SAWIRRADA

Samatar01Samatar02Samatar03Samatar04Samatar4

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON