Sunday, July 13, 2025

SAWIRRO: Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhoweeyay Degmada Caabudwaaq

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaafa ayaa maanta socdaal ku tagay degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Booqashada waxaa ku wehliyay madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi Cabdi iyo xubno kale, waxaana si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada iyadoo dadweyne far badan ay isu soo baxeen.

Waa madaxweynihii ugu horeeyay ee Galmudug ee booqday Caabudwaaq, oo muddooyinkii ugu danbeeyay ay xiisado amni darro iyo colaad beeleed ay hareeyeen.

DAAWO SAWIRADDA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON