Friday, June 27, 2025

SAWIRRO: Madaxweynaha Kenya oo qaabilay wafdigii Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid iyo wafdigii la socday  kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, kulankasoo ka dhacay xarunta dowladda dalkaasi ee Harambii House ee magaalada Nairobi.

Laba dhinac ayaa kulankooda uga hadlay xiriirka labada dal, arrimaha qaxootiga, waxaana kulanka goobjoog ka ahaan Wasiirada Arrimaha Gudaha, Qorsheynta, Gaashaandhiga ee Soomaaliya iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in kulanka uu la yeeshay  Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdigiisa ay uga hadleen arrimo badan oo quseeya labada dal.

Kulankan ayaa yimid kadib markii Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdi uu hogaaminayo ay tageen Jimcihii xerada qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka Kenya.

uhuru-omar (1)

uhuru-omar (2)

uhuru-omar (3)

uhuru-omar (4)

uhuru-omar (5)

uhuru-omar (6)

uhuru-omar (7)

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON