SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay furitaanka Dekadda Casriga ah ee Dooraale

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa ka qeyb galay furitaanka dekadda Dooraale.

Farmaajo ayaa lagu casuumay ka qeybgalka daahfurka dekadda casriga ah ee Dooraale, taasoo dib loo dhisay, isla markaana ah dekad weyn oo casri ah, waxaana ku wehliyay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

SAWIRRO

o