Friday, August 1, 2025

SAWIRRO: Mid ka mida shaqaalaha Telefishanka Universal ee Muqdisho oo gaarigiisa lagu qarxiyay

Waxaa saaka qarax gaari ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Ceelgaabta.

Qaraxa ahaa miino gaariga loogu xiray weriye Sawir-qaade ah oo lagu magacaabo Cabdixamiid Karazay, kana tirsan Tv-ga Universal  ee magaalada Muqdisho.

Weriyaha ayaala sheegay inuu dhaawac culus kasoo gaaray Qaraxa, waxaa kaloo dhaawacyo ka soo gaareen dad ag dhowaa goobta.

DAAWO SAWIRRADA QARAXA

17270594_1149502488506403_4416213_n

17270102_1149502415173077_1594115662_n

17238667_1149502491839736_1006666083_n

17274994_1149502468506405_907807340_n

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON