Sunday, July 13, 2025

SAWIRRO: Rabshado ka bilowday Magaalada ka mida Dalka Kenya

Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in rabshado ay ka bilowdeen magaalada Kisumu.

Rabshadahan ayaa daba socda natiijada doorashada dalka Kenya oo uu ku horeeyo madaxweynaha hadda xilka haya ee Uhuru Kenyatta.

Musharaxa mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku gacan seyray natiijada, isagoo shaaciyay in la jabsaday nidaamkii Kombiyuutarrada ee doorashada.

Rabshadaha ka bilowday magaalada Kisumu ayaa lasoo weriyay inay isku fara saareen ciidamada iyo dad careysan, waxaana magaalada xaaladeeda lagu sheegay mid kacsan.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON